Xaraash Online

Xaraash Online:

Waa suuqii ugu horeyay ee laga furo magaala madaxda Somaliland ee Hargeisa, waana suuq casriya oo cid walba wixii xaraasha ee ay hayso loogu iibin doona.

Dhamaan alaabta waxad ka arki doontaa barta internet-ka www.xaraashonline.com iyo waliba facebook oo ah www.facebook/xaraashonline.

Dhamaan alaabtu waa xaraash waxayna ka jaban tahay tan suuqa taal %50.